Home » Nolosha Jilaayaasha » Salman Khan Oo Cabsida Iska Saaray Katrina Kaif Na Shuminaayo Halkaan Ka Arag!!

Salman Khan Oo Cabsida Iska Saaray Katrina Kaif Na Shuminaayo Halkaan Ka Arag!!

Mega Star Salman Khan iyo Atiriishada Katrina Kaif ayaa bishaan la imaan doonan filmka xiisaha leh ee Tiger ZInda Hai kaaso la daawan doono 22 isla bishaan.

Hadaba sidaan wada ognahay Salman ma aha shaqsi dareen gabdhaha shaashada horteeda kula wadaago inta badan mana aha shaqsi jecel xitaa inuu sameyo.

Sidaa awged ayaa hadana waxaa lashegay in filmka Tiger Zinda Hai kaaso ah dagaal iyo jaceyl isku dhexjiro ayaa laga dhawaajiyay in Sallu shumis la wadaagi doono atiriishada Katrina Kaif.

Sallu oo wareysi kusheegay sida uusan ujecleen muuqalada noocas ah marka uusameynaayo wuxuu yiri,” aniga ahaan marnaba ma jecli inaan dareen iskusoo dhowaansho ah gabar shaashada kula wadaago, xitaa marka la idhaho filmkaan xoga iskuso dhowaansho ah ayaa jiro waan iska sameya mooye waxba dan igama gasho ama ma xiiseyo.”

Halkaan hoose ka arag Sallu oo iskudayaayo inuu Katrina shumiyo waana filmka Tiger Zinda Hai.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *