Salman Khan ayaa dhawaan la wadaagey Muuqaal baraha bulshada kaasoo uu shaaca ka qaaday in uusan la kulmin aabihiis Salim Khan ilaa sedex todobaad intii lagu gudajiray xiritaanka dalka inida ee cudurka Coronavirus

waana arrin ka yaabisay sababtoo Salman khan waa mid aad u jecel aabihiisa sidoo kale waxaa arrintan ka hadlay Salman khan aabihiisa Salim kaaso la hadlay Mumbai Mirror

waxaana uu yiri “Salman iyo Sohil Khan wiilkiisa Nirvaan halkan ma imaan karaan, sidaa darteed waxay ku sugan yihiin beerta Panvel waana arki doona hadii ay imaan karaan halkan ay joogo

Sidoo kale waxaana xilli walba wicitaan Video ah ku waca guriga aya ku sugan yihiin  Salim Khan wuxuu kaloo shaaca ka qaaday in qoyskiisu ay siiyaan taageero aan kala go ‘lahayn shaqaalahooda iyagoo ku caawiyaan mushaharka maalinlaha ah Waxaana ka mid ah  darawallada iyo caawimaadda guriga,

marka laga soo tago inay siiyaan maaskaro iyo nadiifiye Waxaa qoyska Salman ay u halgamayaaan inay dadka ku caawiyaan kuwaaso guryahooda ugu keenan raashin sida baakado cunto ah,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here