Home » Nolosha Jilaayaasha » Salman Khan Oo Inoo Sheegaya Xaqiiqda Kadambeysa In Filmka Tubelight Guuldareyso (War Muhiim Ah)

Salman Khan Oo Inoo Sheegaya Xaqiiqda Kadambeysa In Filmka Tubelight Guuldareyso (War Muhiim Ah)

Mega Star Salman Khan waa hogaamiyaha Box-officeka waqtigaan lajoogo maadam uu sanadkii ugu yaraan hal Blockbuster la yimaado 7 sano ugu dambeysayna joogto kadhigayey.

Waxaa lashegay awooda uu Sallu fanka hindiya ku qabsaday 7 sano waliged madhicin atoore awoodan ookale fanka ku qabsado abid.

Balse saas ee tahay Sallu guuldaro ayuu hadana dhadhaminayaa maadama filmkiisa udambeyay ee Tubelight ka guuldarestay xidigaan.

Salman oo la hadlaayo saxaafada mar wax laga weydiyay sababta ka dambeysa guuldarada Tubelight wuxuu yiri xidigaan oo hadlaayo.

“Tubelight waa film fiican inkastoo aniga aan isaga maadeysto balse xaqiiq ahaan waa film fiican oo qiiro leh walaltinimadana kahadlaayo sidaa awged guuldarada kutimid Tubelight waxaa usabab ah xiliga la daawaday.”

“Sababto ah Tubelight waa film qiiro miirana ah ama qiiro loo badiyay sidaa awged xiliga fasaxyada waaweyn jiraan sida Ciidul fidriga, Diwaliga ama iyo ciida masiixigaba film qiiro leh looma baahno in tiyaatarada la saaro waayo fasax weyn ayaa jiro.”

“Xiliyadaas ookale daawadayaasha waxay kahelaan inee daawadaan aflaamta dagaalka ah ama madadaalada ah ama jaceylka ah ba balse film qiiro leh xili farxad jirto cidna madooneyso inee ilmeyso.”

Akhriste sababta uu Salman sheegay mala dhihi karaa waa macquul oo guuldarada Tubelight waqtiga la daawaday miyaa sabab u ah…….

One Response to Salman Khan Oo Inoo Sheegaya Xaqiiqda Kadambeysa In Filmka Tubelight Guuldareyso (War Muhiim Ah)

  1. rudwaandxt

    December 15, 2017 at 11:21 am

    maya ayan dhihi karaa sabab too ah filimka hadii ay dawadayashu kahelaan waa hubaal inu gadmikaro