Salman Khan Oo Malta Ugu Safray Bharat Dartiis Balse Qoyskiisa Ayuu Watay (+Sawiro)

Mega Star Salman Khan maxkamada Jodhpur waxay maalmo kahor u sheegtay in uusan dibada u safri Karin ama duuli Karin dalkana ku ekaanayo balse hader waaba duulay jilaagan.

Way iska cadahaay in loo ogolaaday safarka dibada maadama sawiro laga soo qabtay isagoo Malta usii amba baxaayo xili ay la jiraan qaar kamid ah qpyskiisa.

Sallu ayaa ku guda jiro duubista filmkiisa Bharat maalmo kahor ayuu soo gaba gabeyay muuqalo dagaal ah oo uu Mumbai ku duubayey haatana Malta ayuu jadwalka xiga ku duubi doona waxaana la jiraa hooyadisa, walaashisa Alvira iyo seygeeda Atul Agnihotri.

Halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo qabtay Salman iyo qoyskiisa xili ay Mumbai kasii baxayaan:

VYG_0526

VYG_0582

VYG_0581

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*