Shirkada cabitaanka soo saarto ee dunida caan ka ah Pepsi waxaa xayeysiimo u sameeyaan qaar ka mid ah shaqsiyaadka dunida ugu caansan waxaana liiska ugu jiro inuu xayeysiin soo jireen ah waligiis u sameyn jiray Mega Star Salman Khan markaana hees kala kacsan ayuu Sallu u qaaday.

Heeskan lagu magacaabo SWAG SE SOLO waa mid la xayeysiinayo cabitaanka Pepsi waxaana siweyn ugu xarakeeyay Salman Khan halka Dance-ga uu diyaariyay Remo D’Souza, sidoo kalena heeskan waxaa ku luqeenayaan Sachet Tandon & Tanishk Bagchi.

Heeska SWAG SE SOLO oo baraha bulshada heesato lagana helay xarakaadka uu Salman Bhai sameenayo waxaa muusiga u sameeyay Tanishk Bagchi waa hubaal inaad ka heli doontid fadlan hoos ka daawo heeskan kala kacsan ee Salman Khan Pepsi u qaaday si uu xayeysiin balaaran ugu sameeyo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here