Home » Wararka Maanta » Salman Khan Oo Satish Kaushik Door Fiican Ka Siiyay Filimka Bharat

Salman Khan Oo Satish Kaushik Door Fiican Ka Siiyay Filimka Bharat

Satish Waa Filim-Sameeye Iyo Weliba Aktar Isagoo Sameeyay Miisaan Dhimis Oo Xaga Culeyskiisa Isagoo Laso Baxay Style Qurux Badan Aktarkan Ayaa Hadda Qayb Ka Ah Mashruucan Isagoo Ku Leeh Door Fiican Isagoo Doorkiisa Lagu Sheegay Inuu Yahay Sarkaal Ka Shaqeeyo Xafiiska Ciidamada Badda.

Sakish Oo Dhawaanahan Mar Uu Saxaafada Kala Hadlayay Arimaha Culeyska U Dhimay Ayaa Sheegay Inuu Si Weyn Isugu Diyaariyay Mashruucan Labada Bilood Ee Ugu Dambaysay Isagoo Si Qosol Leh Ku Yiri Markan Dharka Marineska Waan Kusoo Bixi Maraa Madaama Aan Dhisanahay

Sidoo Kale Sida Uu Inoo Xaqiijiyay Director Ali Abbas Safar In Muuqaalka Satish Uu Filimka Ku Bilaaban-Doono Sidoo Kale Mashruucan Waxaa Qayb Ka Ah Sunil Grover Iyo Jackie Shroff Iyo Disha Patani Iyadoo Filimkan Ay Yihiin Salman Khan Iyo Katrina Kaif  Waxa La Daawan-Doono Eid 2019.