Mega Superstar Salman Khan ayaa shabakada Filmfare wareysi siiyay waxuuna sheegay sababta uu doob u yahay ilaa maantadan waxuu yiri isagoo sharaxaayo.

“Waligey ma arkin gabar ileh waan kujeclahay ama guur iga dalbaneysa mida kale kama helo cashada shumac shidan lagu dul casheynaayo.”

“Sababto ah markaa cunteynaayo iftiinka shumaca kama helo balse waxaan ka xumahay ilaa maanta gabar ijeclaato ama guurkeyga ogol inaan waayey.”

Sida caadada ah caalamka marka qof jaceyl ama guur u bandhiganeysid casho ayaa lagu casuumaa iyadoo habeenkaas iftiinka shumac shidan lagu casheynaayo bedelkii Nalka la daaran lahaa.

Haye Salman warkiisa maxaa ka dhahdeen odayga markaan waa hadlay daacad ayee katahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here