Home » . » Salman Khan Qandho Daran Ayaa Heyso Laakiin Wax Nasasho Ah Ma Heysto

Salman Khan Qandho Daran Ayaa Heyso Laakiin Wax Nasasho Ah Ma Heysto

Bollywood superstar Salman Khan, ayaa haatan ku mashquulsan barnaamijkiisa hirgalay ee Tv-yada laga daawado Bigg Boss qeybtiisa 11-aad.

Sidoo kale Salman Khan wuxuu si weyn ugu mashquulsan filimkiisa xiga Race 3 oo la daawan doono sanadka danbe gaar ahaan xiliga Salman filimadiisa la daawado Eid 2018.

Haddaba Salman asigoo qabdho daran ayaa heyso laakiin nashasho ma heysto asigana ayaa cadeeyay xili uu daraad ku sugnaa xaflada Star Screen awards.

Salman ayaa sheegay xili caafimaadkiisa la weydiiyay inuu daganaan heysan sidoo kale qandho daran heyso uusan heysan wax nasasho asigooona xusay inuu heysan sabab uu ku nasto maadaama uu mashquulkii ugu darnaa bartanka kaga jiro.

Salman Khan 22 bishaan waxaa tiyaatarada loo saari doona filimka Tiger Zinda Hai oo isla jilaayaan Tiger Zinda Hai oo director ka ah Ali Abbas Zafar.

One Response to Salman Khan Qandho Daran Ayaa Heyso Laakiin Wax Nasasho Ah Ma Heysto

  1. Wacan Abaheyd Reply

    December 5, 2017 at 11:54 pm

    Ma sha’allah in badan ood saxday ugaas,Wax yar isku day inaa saxdo meelaha qaar mahadsanid In badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *