Home » Wararka Maanta » Salman Khan Showgiisa Bigg Boss Wuu Soo Laaabtay

Salman Khan Showgiisa Bigg Boss Wuu Soo Laaabtay

Salman Ayaa Dhawaan Soo Dhameeyay Showgii Dus Ka Dum Oo Ku Saabsan Uu Salman La Ciyaaro Shaqsiyaadka Caan Ka Ah Ee Uu Ku Marti-Qaado Showga Isagoo Dhameeyay Dhamaan Xalqooyinkiisa

Iyadoo Hore Aan Idinku Sheegnay In Salman Ka Dib Showga Dus Ka Dum Uu Amba Qaadi Doono Duubista Showga Caanka Ah Ee Bigg Boss Qaybtiisa 12aad

Salman Ayaa Soo Duubay Promo Showga Isagoo Warbixin Ka Dhiibaya Showgiisa Iyadoo Aan Helnay Sawir Kan Kaaso  Oo Ay Ka Dhex-Muuqdaan Labo Aflaam Hore Oo Classic Ah Mid Uu Yahay Ram Lakhan

Mid Kalena Uu Yahay Isaga Iyo Shah Rukh Khan Filimkaas Oo Lagu Magacaabo Karan Arjun Iyada Aan Ka Warsugi Doono Martida Lagu Martiqaadi Doono Bigg Boss 12 Iyada Toos Hawada Looga Daawan Doono 16 Bisha September