Shabakada Boxoffice India xogteeda dhameestiran ee filimada Bollywood-ka waxay ku saleesan tahay 1994 ilaa 2017 waxaana ku keedsan dhamaan filimada Bollywood-ka mid walbo macluumaadkiisa natiijo ahaan sida rasmiga ah waxa uu noqday.

Hadaba Mega Star Salman Khan keydka Boxoffice India waxaa ugu qoran inuu yahay Super Star-ka kaliya ee fariin walbo filim Hit dhameestiran ah ka heesto.

Sida caadiga ah filimada fariintooda wey kala duwan yihiin waxayna noqon karaan Action, jaceyl, shactiro, Drama, Masala iyo kuwo kale.

Hadaba sida Boxoffice India ku diiwaan gashay hoos kaga bogo Salman Khan iyo fariin walbo sida uu Hit dhameestiran kaga heesto:

Action – —Karan Arjun,  Dabangg , Ek Tha Tiger, KICK , Bodyguard , Dabangg 2 , Jeet,  Wanted (8)

Drama —–Hum Aapke Hain Koun ,  Hum Saath Saath Hain , Prem Ratan Dhan Payo , Bandhan  , Bagbhaan (5)

Comedy —- Ready , Biwi No. 1,  Partner , No Entry , Judwaa ,  Mujhse Shaadi Karoge , Dulhan hum le jayenge (7)

Love Story  —-Pyar Kiya To Darna Kya ,  Hum Dil De Chuke Sanam (2)

Masala —Bajrangi Bhaijaan , Sultan (2)

Sida sare ku xusan kala saarida filimada Bollywood-ka qaabka ay Boxoffice India adeegsato Salman waa atooraha kaliya ee fariin walbo filim Hit dhameestiran noqday ka heesto.

Filimada Salman U Harsan Ee Hit Dhameestiran Ah Balse Boxoffice India Sixin:

Main Pyar Kiya, Baaghi, Sanam Bewafa iyo Saajan

Waxaan sugnaa filimadaas qaybta ay fariin ahaan Boxoffice India raacsiin doonto taasina waxay sii adkeyn doontaa in Salman Khan fariin walbo Super Star-kaan filimo Hit ah ka sameeyay.

F.G: Salman Khan filim Horror ama cabsi ah ma sameynin sidoo kalena filimaan Thriller ah ma sameynin dabcan hadii labadaas fariin uu sameeyo sidoo kalena Hit ka dhigo iskoorkiisa sare ayay usii kici doonaa.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here