Salman Khan waa atooraha ugu horeeyay ee sedex sano xariir ah sedex filim darajada 300 Crore gaaro sameeyo!

Bollywood Mega Star Salman Khan wuxuu haatan awood ku qabsaday darajada 300 Crore inkastoo darajadaan Mr. Perfectionist Aamir darajadaan bilaabay hadana waa looga tiro batay.

Tiger Zinda Hai wuxuu noqday filimka 3-aad ee hogaamiye ka yahay kaasi oo darajada 300 Crore gaaro wuxuuna darajadaan ku gaaray mudo 16-maalmood ah.

Waxaa cajiib ah awooda Salman Khan in heerkii ugu sareesay taagan tahay madaama sedex sano xariir ah uu sameeyay sedex filim oo 300 Crore darajo ahaan gaareen!

Salman Khan iyo filimadiisa 300 Crore gaareen hoos kaga bogo mid walbo ganacsigiisa taariikhiga ah:

Bajrangi Bhaijaan (2015) – 316 Crore (Trade Figure) – All Tim Blockbuster

Sultan (2016) – 300.67 Crore (Trade Figure) – Blockbuster

Tiger Zinda Hai (2017) – 300.54 Crore (Trade Figure) – Blockbuster/All Time Blockbuster mudo 16-maalmood ah

Dhinaca kale guud ahaan 5-filim ayaa darajada 300 Crore gaareen sedex ka mid ah Salman ayaa iska leh halka labada kalena hogaamiye ka yahay Aamir Khan.

Dangal (2016) – 375 Crore (Trade Figure) – All Tim Blockbuster

PK – 338 Crore (Trade Figure) – All Tim Blockbuster

Bajrangi Bhaijaan (2015) – 316 Crore (Trade Figure) – All Tim Blockbuster

Sultan (2016) – 300.67 Crore (Trade Figure) – Blockbuster

Tiger Zinda Hai (2017) – 300.54 Crore (Trade Figure) – Blockbuster/All Time Blockbuster mudo 16-maalmood ah

6 Comments

    • Sadak 2 ayaa usoo baxaayo 31 August, sidoo kalena Sihib Biwi Aur Gangester 3 oo dabyaaqada sanadkaan la daawan doono labadaas ayaa u diyaarsan sxb iyo midkale oo Tobraaz la dhaho oo uu hada ku duubayo Kazakhistan balse aan la shaacin xiliga la daawan doono.

Comments are closed.