Markii india xayiraad lagusoo rogay bishii Maarso, jilaa Salman Khan wuxuu ku sugnaa gurigiisa beerta Panvel. Jilaaga ayaa ku sii noolaa halkaas ilaa uu isbuuc kahor shaqada kusoo laabtay.

Salman Khan wuxuu ahaa mid firfircoon dhanka warbaahinta bulshada inta uu kusugnaa guriga beerta . Xiddigan ayaa uduubay shaashadda Bigg Boss 14 ee Panvel ka dibna waxuu aaday magaalada Arbacadii si oo uduubo seddex xayeysiin oo ah bandhig. . Sida la soo wariyay, ka dib xayeysiintii ugu horeysay, Salmaan wuxuu u duubay kanaal TV..Duubista Mumbai ayaa lagu qabtay Mehboob Studios oo u dhow guriga actarka.

Jilaaga Bharat ayaa galabta yimid magaalada wuxuuna duubay seddex saacadood ka hor inta uusan guriga aadin si uu ula kulmo waalidkiis.

jilaaga ayaa dib ugu laabtay Panvel. Sida warbixintu qoreyso mid walba oo ka mid ah xayeysiinta ayaa ku saleysan dulucda mawduuca Time Paltega kaasoo ah cinwaanka ‘Bigg Boss 14’.

Salman khan ayaa horay usheegay inuu tamar badan kahelay Nasiinadii Convid19 ..waxuuna diyaar uyahay 10sano kale inuu xukumo Bollywoodka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here