Lamaanaha caanka ah Priyanka Chopra Iyo Nick Jonas waxay is guursadeen sanadii hore bishii December bilowgeeda waxyaabo badan ayaana laga diiwaan galiyay oo ay sameyeen kahor guurkooda iyo kadiba.

Maanta iyo Shalay waxaa baraha bulshada lagu dhex wadaa sawiro iyo maqaal ka hadlaayo shumiskii ugu horeeyay Priyanka goob fagaaro ah ku shumiso saaxiibkeed Nick Jonas.

Waxay ahed taariikhda 16-ka Sep 2018 xili ay joogeen garoonka kubada cagta ee ku yaala Los angeles waxaa halmar la arkay lamaanahan oo shumis wadaagayaan dadka qaar ayaa u sacab tumeen.

Hadaba taageerayaasha PeeCee iyo saxaafada waxay xusayaan shumiskaas oo sanad kasoo wareegatay inta badana dadka shalay ayee hadal hayeen waa mid lamaanahan laga diiwaan galiyay mudo badana la wad-wadi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here