Shalay iyo maanta waxaa loo dabaal dagayaa sanad guurada arooska lamaanaha caanka ah Priyanka Chopra iyo Nick Jonas kuwaaso is guursadeen hal sano kahor ama 2018 arooskoodsna dunids inta badan kawar heshay.

Dalka India ayuu ka dhacay arooskooda 1 December 2018 waxayna isku guursadeen qaab kirishtaan ah ama diinta kirishtaanka habke isku guuradaan dadka heysta waxaa xigay aroos labaad ay dhigteen maalintii xigtay ee 2 December.

Arooskana qaab hindu ayuu kudhacay waana heshiis ay isla gaareyn lamaanahan maadama Nick kirishtaan yahay halka Priyanka hindu tahay sida aawged labo aroos ayee kala dhigteen labadii maalmood isku xigtay ee 1 & 2 December.

Lamaanahan 2017 ayee dadka u muujiyeen inee is jecel yihiin xiriirna ka dhaxeeyo halka August 2018 ay ku dhawaaqeen arooskooda inuu dhacaayo December, iyaga iyo taageerayaashoodaba maanta iyo shalay sanad guurads arooska halka sano laga joogo ayee u dabaal dagayaan.

Waxaan idiin kaga heynaa sawiro ugaar ah lamaanahan dadka iska dhex doortay waana sawirada arooskooda iyo xiligiu qaban qaabadiisa socotay mudo hal sano kahor hoos ka daawo.

Priyanka-Chopra-wedding-anniversary---

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here