Sanjay Dutt Gabadhiisa Trishala Dutt Sawir Soo Jiidasho Leh Ayee Baraha Bulshada Soo Dhigtay Xili Jirkeeda Muuqdo!!

Super Star Sanjay Dutt waxuu dhalay gabar soo jiidasho leh oo inta badan saxaafada aan la fal galin sido kalena dibada isaga nool magaceeda lagu magacaabo Trishala Dutt.

Trishala hadii aan Bollywoodka lagu arkeynin baraha bulshada ayaa lagu daawada quruxdeeda ayadoo sawiro kala nooc ah xili walba soo dhigta Internet-ka kuwaaso in badan lagu mashquulo hadal heyna abuuran.

Sawirka sare maanta aye baraha bulshada soo dhigtay waana sawir ay xirantahay dharka dabaasha (Bikini)  ayadoo bad ak joogta.

Sawirkaan ayaa in badan dhex mushaaxaya Internetka saacadihi udambeyeen sido kalena Dutt mustaqbalka dhow gabadhiisa Bollywoodka wuu keeni doona inkastoo Trishala xiiso u qabin Bollywoodka iyo iney aabahed ku dayato.