Sanjay Dutt iyo Ajay Devgn vs Sanjay Dutt iyo Akshay Kumar yay guusha raacday.

0
760

2009kii oo haatan laga joogo 11 sano waxaa tiyaatarka Bollywoodka halmar la isla wada saaray labo filim oo waaweyn kuwaasoo kala ah All The Best iyo Blue.

All The Best waxaa hogaamiye ka ahaa Ajay Devgn, Sanjay Dutt, Bipasha Basu iyo Fardeen Khan waana filim Commedy ah, halka Blue ay hogaamiye ka ahaayeen Akshay Kumar, Sanjay Dutt, Zayed Khand, Katrina Kaif iyo Lara Datta.

Filimka All The Best ayaa Box Officeka kasoo xareeyay 41.40 crore asigoona noqday Average.

Filimka Blue oo filim Action ahaa ayaa asna soo xareeyay 38.54 crore wuxuuna noqday Flop taasoo ka dhigan in Ajay iyo Sanjay Dutt Box Officeka ku garaaceen Akshay iyo Sanjay Dutt.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here