Sanjay Dutt filimkiisii ​​2005 ‘ Dus ‘ wuxuu maanta jirsaday15 sano waxaana Director filimkas ka haa Anubhav Sinha , filimka waxaa jilay Suniel Shetty , Abhishek Bachchan, Shilpa Shetty , Zayed Khan , Dia Mirza iyo Esha Deol. Maalintan gaarka ah, jilaagan wuxuu soo qaatay bartiisa Instagram-ka si uu ula wadaago fiidiyow.

Sanay ayaa yiri Ka shaqeynta filimkan waxay ii ahayd farxad buuxda.
Tixraacida maalmahaas waxa ay ahaayeen kuwa xiiso badan waxaana ku jirrnay jawi macaan kaaso igu qasbay inan dareemin inan shaqo waxaana Waqti wacan ayaan la qaatay dhamaan dadka qeyb ka ah filimkaan.

Filimku wuxuu kusaabsan yahay madaxa ATC, waxaa kaaso doorkaas u ciyaaraayay Dutt, iyo kooxdiisu. Waxay ku duuleen howlgalka si looga hortago weerar argaggixiso oo dilaa ah oo uu soo abaabulay argagixiso caalami ah iyo dambiile,

Jamwaal oo haysta 7 maalmood oo keliya inay sidaas sameeyaan. Dhacdadu waxay ahayd in la qabto ka hor 10 Maajo, sidaasna lagu caddeeyo magaca filimka ee ah Dus

dhanka shaqada Sanjay waxaa ugu dambeysay shaashada filimka Panipat’ oo ay ku wehliyaan Arjun Kapoor, Kriti Sanon iyo Padmini Kolhapure. Waxaana aktarkan dhawaan la daawan doona filimka Bhuj: The Pride Of India ‘. kaaso la hogaaminyaao akarka Ajay devgan sidoo ke aktarkan waxa uu qaybka ka yahay filimka u hogaaminayo jilaaga Kannada Yash ee ‘KGF: qaybtiisa 2’.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here