Sanjey leela, alia bhatt iyo kooxda Filmka Gangubai oo hees 2aad duubeen ..waa been 11ka sept lamadaawan doono filmkaan!

0
383

Sanjay Leela Bhansali ayaa hada hees kale u duubay Filmka uu directorka kayahay ee Gangubai Kathiawadi. Mashruycaan oo hogaamineeso Alia Bhatt ayaa lafilaayay inladaawado 11ka bishaan Balse hubanti ma.ahan xogtaas

Fanaanada Shreya Ghosal ayaa heestaan laduubay kuluqeeneesa waxeena qeyb katahay Filmka Gangubai. Heesta ayaa la duubay horraantii toddobaadkan iyada oo ay jiraan tallaabooyin taxaddar oo adag. taasoo ku aadan Viruska Convid19.

Sanjay Leela Bhansali ayaa duubay hees ay wado Shreya Ghoshal Ayaa lagu yiri ilo xog ogaal ah, “Duubista waxay ku dhacday tallaabooyinka taxaddarka ugu adag. Caadi ahaan waxaan kuheesanay ugu yaraan 25-30 qof duubista heesta. Heestaan ​​duubitaankeeda waxaa jiray kaliya 4qofood oo dheeri ah, oo ay kujiraan muusig sameeyaha muusikada Sanjay Leela Bhansali iyo fanaanada Shreya Ghoshal. ” Duubista Filimka ayaa la filayaa inay dib u bilaabmato bisha soo socota.

Horay waxuu ahaa qorshaha inladaawado bishaan balse duubisti ayaaba qabyo ah waxwalbana waxaa loo aaneenayaa xaalada uu abuuray Convid19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here