Sara Ali Khan hooyadeed Amrita singh oo maanta 62 jirsatay iyo sawiro waayo waayo oo aan idiin kaga heyno.

0
1499

Amrita Singh waa mid kamdi ah atariishooyinkii bari samaadkii ayadoo markii ay yareyd laheyd qurux cajiib ah waxayna kamid aheyd atariishooyinka ugu quruxda badnaa.

Amrita Singh oo hooyo u ah atariishada baryahaan Bollywoodka dardarka kusoo gashay ee Sara Ali Khan ayaa dhalatay maanta oo kale 1958dii ayadoona 62 jirsatay.

Hadaba waxaan idiin kaga soo bandhigi doonaa qaar kamid ah sawiradeedii bari samaadkii ka bogasho wacan;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here