Ugu dambeyn waxaa cadaatay in atoorihii dhimanaayey Sushant Singh Rajput uu qaadan jiray ama isticmaali jiray daroogada marba hadee ku cadeyeen ama ka marag kaceen atiriishooyinka Sara Ali Khan iyo Shraddha Kapoor.

Sara waxay Sushant la sameysay filimka Kedarnath ee la daawaday 2018 markaas wixii ka dambeeyayna xiriirkooda wuu sare kacay aad ayeena isugu dhowaadeen midaasna Sara ayaaba shaacisay hadaba Sara waxay sheegtay inee indhaheeda ku aragtay Sushant oo daroogo qaadanaayo.

Balse iyada nafteeda wey ka bari yeeshay inee isticmaashana wey beenisay dhanka kale Shraddha iyadana saaxiib dhow ayee la ahed Sushant waxayna isla sameyeen filimkii Chhichhore ee 2019 la daawaday waxayna Shraddha sheegtay in Sushant daroogo kudhex qaatay xaflad gurigiisa ka dhaceysay oo ay iyadu ka qeyb gashay.

Hadaba Sushant inuu daroogo qaadan jiray misane isticmaali jiray ayaa cadaatay sido kale saaxiibtiis Rhea iyo qoyskeedana waa lagu dhagan yahay inkastoo wali Rhea xirantahay damaanadna loo diiday.

3 COMMENTS

  1. Kiiskan Shushant Singh Rajput wax dhamaad ah malahan filaa ilaa hada halki laga ogaan lahaa cida dishay Shushant ayaa maalin ba maalinka ka dambaysa warbixin sii fogaynayso ayaa lasoo saraya muhiimada maahan Shushant in uu daroogo isticmaali jirtay iyo inkale muhiimada ah Shushant ma isdilay mase waa la dilay qolyahan CBI ilaa hada maxay arin kaga hadli la yihiin marka dadka lagu mashqulinayo NCB police Maharashtra marka hore la sheegay in ay yihiin kuwa cadlaada waxba ka garanaynin

  2. Dadka aqli badan way fahmi karan ninkan ina diidan yahay in la cadeeyo dilkiisa waa sababta loosii daba galay drugs uu isTicmaali jiray hadii ay rabaan dad daroogada ka xamaasha may qabtaan shahrukh khan naagtiisa taasa si waali ah u isticmaasha saaxib way iska caday ninkan in aad looga gaab sanayo

  3. Inuu is dilay.sushant. ama uusan is dilin police ka India way ogyihin ee way ka gaabsnayaan inay cadeeyan in la dilay sushant marmarsiyo mxy daroogo kaga wareegyan daroogada way wada isticlmaln badanki actardu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here