Saif ali khan iyo Amrita singh gabadhooda Sara ali khan ayaa dhexda waxa ay kaga jirtaa waqti wacan iyo waayo qurux badan

maadaama labadeeda filim ugu dambeeyay kuwaaso kala ah kadernath uu noqday filim guuleystay halka filimkeeda simmba isaga uu hayo wadadii guusha

Sara ali khan ayaa dhawaan waxa ay wareysi dhamaystiran siisay wageyska Filmfare iyadoo ka hadashay arrimo badan oo ku saabsan nolosheeda gaarka ah waxaana halkaas lagu weydiiyay su’aalo badan

Sara ali khan ayaa waxaa la weydiiyay su’aal cajiib ah taaso in badan noqotay mid ay ku qososhay waxa ayna ahayd in 1 crore darteeda ay u dharbaaxi karto walaalkeeda ibraahim ?

Sara ayaa waxa tiri ‘ 1 crore miyaad ka hadlaysaan kaliya isiiya 1 lakh anigaa ayaaa dharbaaxaya laakiin midaas ma ahan mid aan ku fikiraayo sababtoo walaaltinimada lacagta adduunka laguma iibsan karo maadaama ay tahay xariir adag isaga  (ibraahim ali khan) waa mid iga fakira mar walba waxaana naga dhaxeeya jaceyl weyn”

atariishadan ayaa jawaab cajiib ah siisay majalada Sara iyadoo halkaas ku shaacisay sida ay u jeceshahay walaalkeeda .sara mar walba oo saxaafada wareysi ka qaadayso waxa ay muujinaysaa inay tahay qof fur-furan oo aan laga hoos bixin karin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here