Xiriirka ka dhexeeya  Sara Ali Khan iyo eedadayda Kareena Kapoor Khan waxaa u muuqda mid si weyn usoo jiitay saxaafad dalka india iyo dad badan

madaama ay yihiin labo jilaa ka tirsan Bollywoodka kuwaaso xiligan leh taageerayaal fara badan laakiin qaar ka mid taageerayaasha labadan atariisho ayaa aamisan inay jirto colaad u dhaxeeya Kareena Kapoor iyo Sara Ali Khan taaso u dhalay ninkeeda Saif Ali Khan

waxaana arrinta lagu saleeyay in Kareena marna aysan isku dayin inay caawiso Sara xiliga fanka ku cusbeed Sara ayaa fanka kusoo biirtay iyadoo aad u yar halka Kareena oo ah mid leh qibrad weyn oo dhanka jilista aflaamta

sidoo kale waxaa lasoo sheegay Sara inay jeclayn Kareena Kapoor maadaama xili walba ay muujiso inay la jirto hooyadeeda Amrita Singh

Sara ayaa si  faahfaahsan uga hadlashay xiriirka kala dhaxeeya Kareena waxaan ay sheegtay inay sheegtay inay Kareena kala dhaxeeyo xariir fiican sidoo kalena ay saaxiibo dhow yihiin laakiin atariishadan ayaa diiday inay hooyo ugu yeerto Kareema maadaama ay sheegtay in aabaheeda Saif ku dhihin inay Kareena tahay hooyadeeda labaad kaliyana ay u tahay eedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here