Saif ali khan iyo Amrita singh gabadhooda sara ali khan ayaa dhexda waxa ay kaga jirtaa waqti wacan iyo waayo qurux badan

maadaama labadeeda filim ugu dambeeyay kuwaaso kala ah Kadernath uu noqday filim guuleystay halka filimkeeda Simmba isaga uu hayo wadadii guusha

atariishadan dhawaan iyadoo wareysi siinaysaa webka Filmfare ayaa waxaa halkaas lagu weydiiyay inay shaaca ka qaado su’aasha ugu la yaab ka badnayd ee iyada la weydiiyay

Sara ali khan ayaa sheegtay in hadda ka hor taageere ka mid ah taageeraheeda u weydiiyay su’aal la yaab ah isagoo weydiiyay inay Kareena kapoor tahay hooyadeeda laakiin sara ali khan ayaa sheegtay inay xiligaas taageerahaas   jawaab ahaan u siisay  Kareena kapoor inaysa kaliya inay tahay saaxiibkeeda ugu dhow

dhanka shaqada Sara ali khan waxa ay ku mashquulsan tahay duubista qaybta labaad filimka Coolie no. 1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here