Sara Ali Khan waa mid ka mid ah jilaayaasha da’da yarta ugu kartida badan ee ka soo baxda masraxa Bollywoodka kuwaas oo daawadayaasha ku soo jiidatay muuqaallo jilicsan sida aflaamta ‘Kedarnath’ iyo ‘Simmba’.

In kasta ay dhawaanahan atariishadan ay guriga iskeed u gooniyeeysay iyada iyo hooyadeed Amrita Singh iyo walaalkeed Ibrahim Ali Khan laakiin waxa ay xili walba la xariiri jirtay taageerayaasheeda gaar ahaan baraha bulshada

atariishadan waxa ay In ka badan 25 milyan oo taageerayaal ah oo ku xiran barta Instagram, Sara ayaa dhawaan sawirro farxad oo soo jiidhasho leh la wadaagtay hooyadeed iyada oo labadoodaba loo maleeyo mataano iyagoona ku labisan dharka casriga ah ee dharka casaanka ah iyo Mask.

Sara waxa ay duubis ku wada filimka Coolie No.1 kaaso uu la wado aktarla Varun dhawan halka uu Director ka yahay David Dhawan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here