Saif ali khan iyo amrita singh gabadhooda sara ali khan ayaa dhexda waxa ay kaga jirtaa waqti wacan iyo waayo qurux badan

maadaama labadeeda filim ugu horeesay ay sameeso labadooda ay guuleystayn kuwaaso kala ah kadernath uu noqday filim guuleystay halka filimkeeda simmba isagana uu gaaray guul weyn

Atariishadan ayaa dhawaanahan waxa ay ku mashquulsan tahay Filimkeeda Coolie kaaso Online ahaan loo daawaday waana mashruuc dib loo sameynaayey misane Varun la hogaamiyey.

haddaba dhawaan atariishadan waxaa wareysi siisay majalada Mumbai Mirror iyadoo Sara ay ka hadashay arimo badan oo iyada qaas u ah sidoo kale Sara waxaa wax laga weydiiyay sida uu yahay xariirka kala dhaxeeya eedayda atariishada Kareena Kapoor

Sara ayaa shaacisay inay aad u jeceshahay eedayda Kareena Kapoor iyadoo sheegtay kaliya inaysan labadooda saaxiibo ahayn ama xaaska aabaheeda sidoo kale mararka qaar ay u aaminsan tahay inay hooyadayda tahay sidoo kale ay markasta talooyinka ka qaadato

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here