Sarina Sarikaya oo sawirkii ugu dambeeyay ay baraha bulshada soo dhigtay lagu maadeystay kadib markii…

0
995

Sarina Sarikaya waa mid kamid ah atariishooyinka haatan ugu shidan Turkida waxayna baryahaan u badneyd dhanka masraxyada.

Atariishadaan ayaa taageero badan kuleh dhanka Instagramka waxayna jamaahiirteeda la wadaagtaa sawiro badan.

Balse sawiradii ugu dambeeyay ee ay baraha bulshada soo dhigtay ayaa noqday mid hadalheyn wato sidoo kalana lagu maadsado.

Dadka ku maadsanayay marnaba muuqaalkeeda iyo labiskeeda waxba kama sheegin mana heysan balse waxay la yaabeen bakheylnimada atariishadaan bacdamaa telkeeda ay wadato lawada arkay kaasoo u muuqday mid dhamaad dug ah misna geesaha ka hoolmay.

Dadka wax ka sheegayay ayaa ku dooday in maadaama atariisho weyn tahay ay aheyd iney iska dhisto dhanka taleefanka ay tell cusub qaadato gacan adeegana joojiso.

Hadaba akhristow halkaan hoose ka arag sawirka telkeeda ka muuqdo kaasoo ay baraha bulshada soo dhigtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here