Baraha bulshada hader waxaa laga dhigay meel dadka lagu fadeexesto, lagu foodeyo wax walbo lagu soo bandhigo xishood la-aan awalna waxay u badneed meel xog laga faaido aqbaaraadna la iski dhaafsado.

Qaar kamid ah isticmaalayaal baraha bulshada ayaa soo dhigeen sawir lala yaabay oo wajiga Shah Rukh Khan ka ah halka jirka inta kale gabar yar tahay waana gabar kujirta Filim Shah Rukh Khan hogaamiye ka ahaa.

Monday Memes: Netizens add a Bollywood tadka to 'gonna tell my kids' jokes and the results are bound to leave you in splits

SRK ayaa lagi camirtay oo internetka sifiican loogu maadeystay maadama dad Photoshop kasoo sameyeen sawirkaan akhriste ma garan kartaa Filimkaan magaciisa waa Filim caan ah oo SRK hogaamiye ka yahay iskuday inaa xusuusato.

Dhanka shaqada Khan Filimkiisa kowaad waxuu duubis ku bilaawi doonaa April 2020 waxaana Director ka ah Rajkumar Hirani halka labo Filim kale uu saxiixday oo mid kamid ah Filim dagaal yahay.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here