Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawir Xasuus Ah Sanjay Dutt Oo Yar Misane Gabadhiisa Trishala Dutt Oo Yar Hayo!!

Sawir Xasuus Ah Sanjay Dutt Oo Yar Misane Gabadhiisa Trishala Dutt Oo Yar Hayo!!

Trishala Dutt waxay dhalatay sanadkii 1988 haderna waa 30 jir sido kalena ah shaqsi baraha bulshada caan ka ah maadama sawiro shidan ay baraha bulshada soo dhex dhigto.

Trishala hooyaded waa Richa Sharma Dutt oo atirisho hore ahed waxayna geeriyotay sanadkii 1996 ayadoo u dhimatay cuddurka Kansarka.

Hadaba sawirkan xusuusta ah waxaa baraha bulshada soo dhigtay gabadhaan waana xili ay yartahay oo uu hayo aabahed Dutt, inkastoo ay qoyskeeda ka dheertahay Trishala oo ay New York ku nooshahay hadana xiliyada fasaxa ah aye soo booqata qoyskeeda iyo aabaheda.

Dhanka kale Dutt waxaa usoo baxay sanadkaan film noloshiisa looga hadlaayo kaaso uu hogaamiye ka ahaa Ranbir Kapoor waana mashruuc guul wacan gaaray noqdayna filmka ugu weyn sanadkaan….