Sawirada Gudaha: Ranveer Singh Oo Si Farxad Leh Jaceyl Ugu Sheeganaayo Deepika Padukone!

Ranveer Singh iyo Deepika Padukone waxay ka qeyb galeen xafladii Hello Hall of Fame Awards 2018 taaso la qabtay habeen hore sido kalena jilayaal badan kasoo qeyb galeen.

Inkastoo Ranveer iyo Deepika rooga casaanka ah si wadajir ah iskula marin amaba hal waqti isla imaanin xaflada hadana xaflada gudaheeda ayeeba wacdaro ka dhigen sido kalena sawiro qaas ah looga qaaday.

Sida idiin kaga muuqata Sawirada waa Ranveer oo la kaftamaya Deepika sido kalena jaceyl ubandhiganaya marna foodeynaya waxaana laga qabtay sawiro qaas ay ugaleen.

Xidigahan guurkoda in badan ayaa la hadal haya waxaana macquul ah in ay sanadkaan aqal galaan waana lamaane aad isku fahamsan, fadlan hoos ka daawo sawirada qaaska ah ee laga qabtay Ranveer iyo Deepika misane lasoo bandhigay.

Ranveer-deepika-1

Ranveer-deepika-2

Ranveer-deepika

 

1 Comment

  1. Waxaan hada maqlay jnuu Amita bachchan geeriyooday galabta qarax ka dhacay baaabuur isku dhacay oo u dhawaaa bal warbixintaaas ka war doona
    Waaad mahadsantihiin

Comments are closed.