Fasaxa todobaadka ee maalinta axada ayaa dhamaaday maadama shalay ahed waxaana lasoo bandhigay jilayaashoo todobaadkii hore laga qabtay sawiro aan loogu talo galin ama ayagoon filaneynin laga qaaday.

Jilaa walba ee maqaalkan kasoo muuqda asoon isku diyaarin sawir ayaa kadis looga dhigay oo laga qaaday qaarkood labis fiican ma aysan wadan halka kuwa kale kaamero in sawir looga qaaday xitaa ogeyn.

Varun Dhawan ayaa kamid ah oo gacanta taagaya kuna mashquulsan howlihiisa gaar ah, Sara Ali Khan ayaa sido kale kamid ah xili ay Airport-ga kusugneed waana la sugi waayey intee iska toosineyso iyadoo qaloocan ayaana laga qaatay sawirka.

Sido kale Kartik Aryan Kriti Sanon iyo kuwa kale ayaa kujiraan waana sawiro dhanka baraha bulshada lagu maadeystay hoos ka daawo xidigahan iyo todobaadka sawirada lama filaanka laga qaaday…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here