Alia bhatt iyo Ranbir Kapoor waa labo lamaane ee abuuray hadal-haynta ugu weyn gudaha bollywoodka iyagoo maalin walba warbixinadooda ay ku qoran yihiin majalad walba iyagana waa mid ay saxaafada iyo dadka kale ay u Muujinayaan xariirkooda jaceyl

taaso oo u sabab ah in xilli walba ay isla socdaa sawirada iyo qoraalada ay labadooda soo dhigaan baraha bulshada midaaso abuurtay hadal-Heyn weyn

dhawaan ayay ahayd markii Alia Bhatta ay kusoo biirtay duubista filimka Brahmastara kaaso hadda ka socda gobolka Manali waxaana duubista atariishadan ku wehliya jaceykeeda Ranbir Kapoor iyo Amithab Bachcan

iyadoo dhamaan taageerayaasha labadan jilaa ay ka daalayn dhagaysiga iyo qoraalada maalin walba laga qoro jaceylka iyo xariirka ka dhaxeeya hadda waxaa ay si weyn u sugi la’yihiin isfahamkooda dhanka shaashada

haddaba waxaa lasoo helay sawiro labadan jilaa oo ku guda jiraan duubista filimka Brahmastra

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here