Sawirada Race 3 laga soo bandhigay oo sare u qaadeen Action-ka laga filaanayo inuu waali yahay

Race 3 daawashadiisa ayaa kaabiga nagu soo heyso waxaana cirka mareyso hadal heynta filimkan ayadoo si waali ah tikit-yadiisa loo iibsanayo si hormaris ah.

Ka hor inta aan Jimcadaan la daawanin Race 3 waxaa lasoo bandhigay sawiro heer sare ah oo ay dhamaan jilaayaasha filimkan kasoo wada muuqdeen weliba waxaa lagu muujiyay Race 3 Action-ka aan ka filaneyno wax ka sareeyo inaan ku arki doono.

Fadlan hoos kaga bogo jilaayaasha Race 3 iyo sawirada ama kaartooyinka Action-ka ah ee laga soo bandhigay kuwaas oo daawadayaasha xiiso waali ah kusoo abuureen sidii ay mar un filimkan u daawan lahaayeen:

Bobby DeolĀ 

Salman Khan

Anil Kapoor

Salman, Saqib iyo Daisy Shah

Salman iyo Jacqueline

Freddy Daruwala

2 Comments

Comments are closed.