Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawirada Todobaadka Ugu Yaabka Badnaa Ee jilayaasha Bollywoodka Laga Soo Qabtay Xiliyo Kala Duwan!!

Sawirada Todobaadka Ugu Yaabka Badnaa Ee jilayaasha Bollywoodka Laga Soo Qabtay Xiliyo Kala Duwan!!

Waxaa lasoo bandhigay sawirada baraha bulshada lagu maadeystay ee todobaadka ugu yaabka badnaayen kuwaso laga so qabtay jilayaasha Bollywoodka.

Ranveer Singh, Shraddha Kapoor iyo Priyanka Chopra ayaa liiska kujiraan kuwaaso laga soo qabtay sawiro si kama’ ah ugu dhacen ama si aan kutalo gal aheen looga qaaday iyagoo aan diyaar aheen sawir qaadayasha iyo jilayaasha sawirka laga qabtayba.

Waxay ku kala sugnaayen goobo kala duwan sida magaalada dhexdeeda, goobo xaflado ah, Airport-ga iyo meelo lamid ah balse waxay noqdeen sawiradaan kuwa ugu yaabka badnaa todobaadka iyago lagu maadeystay ama sawrio Funny ah u noqdeen dad weynahay baraha bulshada ku xiran.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Ugu Yaabka Badan Todobaadka Ee Jilyaasha Bollywoodka Laga So Qabtay:

Ranveer Singh:

02

Priyanka Chopra:

05

Shraddha Kapoor:

01

Tamannaah Bhatia:

04

Jacqueline Fernandez:

03

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *