Sawiradii ugu dambeeyay ee laga soo bandhigay atariishada Fatima Sana Shaikh.

0
737

Fatima Sana Shaikh waxay Bollywoodka kusoo biirtay sanadkii 2016dii ayadoo filimkeedii ugu horeeyay uu ahaa filimka lacagaha ugu badan abid Hindia usoo xareeyay ee Dangal.

Kadib filimka Dangal waxay kasoo muuqatay filimka Thugs of Hindostan waxaana xusid mudan in labada filimba uu hogaamiye kayahay jilaaga Aamir Khan mana jiro filim kale oo ay atariishadaan sameysay.

jadaba waxaan idiin heynaa sawiradii ugu dambeeyay atariishadaan laga soo bandhigay halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here