Vaani Kapoor waa atariisho Bollywood ah ayadoona Bollywoodka kusoo gashay filimkii Shuddh Desi Romance kaasoo Hit noqday waxaana u xigay filimka Befikre kaasoo Below Average noqday hase yeeshee filimkeedii ugu dambeeyay ee WAR ayaa Blockbuster u noqday.
Atariishadaan ayaa haatan laga soo bandhigay sawiradii ugu dambeeyay hadaba halkaan hoose kaga bogo;


