Home » . » Sawiradii Ugu Horeyeen Ee Shahid Kapoor Laga Qabto Sanadkan Cusub 2018 Xili Uu Jirdhis Ka Yimid!!

Sawiradii Ugu Horeyeen Ee Shahid Kapoor Laga Qabto Sanadkan Cusub 2018 Xili Uu Jirdhis Ka Yimid!!

Shahid Kapoor ayaa sawiradii ugu horeyeen sanadkaan laga qabtay xili uu xidigaan kasoo baxaayey goobta jirka lagu dhisto.

Shahid ayaa u dhoola cadeyay sawir qaadayaasha waxuuna si deg deg ah ku galay gaarigiisa asigoo ku wajahnaa gurigiisa.

Shahid waxuu kasoo muuqan doona filmkiisa xiga ee Batti Gul Meter Chalu kaaso la daawan doono 31 Aug ee sanadkaan 2018.

Halkaan Hoose Ka Daaow Sawirada Shahid Oo Gym Ka Yimid: