Sawirka Jimcada: Malika Shrewat Oo Nala Wadaagtay Sawir Xasuus Leh

Malika waa Aktarad Jeceyl In Waqti Walba Isticmaasho Baraha Bulshada Oo Warbixinada Iyo Sawiradeeda La Wadaagto Dadka Iyada Ku Xiran Maanta Waxay Soo Dhigtay Sawir Xasuus Leh Kaaso Ah Xilligii Ay Dhalin-Yarada Ahayd Iyadoo Soo Dhigtay Barteeda Instagram

Sawirkan Waxaa  Uu Ahaa Xilligii Ay Dhigan-Jirtay Iskuulka Waxaana Sawirka Kala Soo Muuqday Asxaabteeda Ay Class Isla Dhigan Jirayn Iyadoo Barteeda Kusoo Qortay Kumaa Ida Dhex-Garan Karo Sawirkan.

Malika Afaamta Ay Sameyn-Jirtay Hadda Uma Badnaa Waxay Howsheeda Oo Dhan Isugu Geysay Deeqaha Gaarsiiso Dadka Dan-Yarta Iyadoo La Shaqeesa Hay’aad Tabarucaada Dadka Masaakiinta

Akhrista Maka Dhex Aqoon-Karta Malika Sawirkan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*