Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawirkaan Wuxuu Cadeyn U Yahay Jaceylka Kadhaxeya Shahid Kapoor Iyo Xaaskisa Mira Rajput Kapoor!!

Sawirkaan Wuxuu Cadeyn U Yahay Jaceylka Kadhaxeya Shahid Kapoor Iyo Xaaskisa Mira Rajput Kapoor!!

Shahid Kapoor iyo xaaskisa Mira Rajput Kapoor waa kuwa kamid ah lamaanayasha Bollywoodka loogu jecelyahay.

Had iyo jeer lamaanahan waxay nala wadaagan sawiro ama muqaal Video kuwaaso ay nagu tusayaan jaceylka kadhaxeya.

Balse xalay waxaa baraha bulshada la wareegtay Mira kadib markii ay soodhigtay barteeda Instagramka sawirka sare idiin kaga xusan kaaso ah Shahid oo haya xaaskisa Mira dabcan waxaad mooda inee film duubayaan (kkkkkk)/

Shahid iyo Mira waxaa u joogto gabar lagu magacaabo Misha Kapoor waxaana mooda lamanahan inee hadeer yihiin aroos cusub ayagoo waahore is guursaday.

 

2 Responses to Sawirkaan Wuxuu Cadeyn U Yahay Jaceylka Kadhaxeya Shahid Kapoor Iyo Xaaskisa Mira Rajput Kapoor!!

  1. rudwaandxt

    December 15, 2017 at 10:18 pm

    saxib cawa maxa dhaxmcay war majiro mimyaa

  2. Canab xeyle

    December 16, 2017 at 9:04 pm

    I love this beautifull couple shahid N mira