Shahid Kapoor iyo Kareena Kapoor waxay kamid ahaayeen lamaanayaashoo Bollywoodka ugu caansanaayeen bilawgii qarnigaan iyo xan iyo xaqiiqna noloshooda in badam ayaa laga qoray intii ay xiriirka lahaayeen oo ay wada socdeen.

Waxyaabihii hadal heynta dhaliyay ee lamaanahan hore laga qoray ama laga faafiyay waxaa kamid ah muuqaal iyagoo shumiska bishimaha wadaagayaan ah mana aha ayaa layiri mid filim ahaa ee shaqsi ahaan ama nolosha dhabta ah ayeeba wadaageen shumiskaan sida la sheegay.

Sawiro iyo muuqaaalo ayaa laga faafiyay cida ka duubtay iyo goorta laga duubay iyo meeshee joogeenba lama oga balse waa intii udhaxeysay 2005 ilaa 2007 muuqaaladan iyo sawiradan markii la wadwaday.

Related image

Ugu dambeyn Shahid iyo Kareena wey kala hareen mid walbaana noloshiisa gaarka ah ayuu raacday, Bebo waxay xiriiir la yeelatay Saif Ali Khan oo ay guursatay ugu dambeyn Taimur-na udhashay.

Halka Shahid Kapoor uu guursaday Mira Rajput una heyso wiil iyo gabar lagu kala magacaawo Zain Kapoor iyo Misha Kapoor nolol farxad leh ayeena lamaanahan ku nool yihiin waqtigaan….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here