Sawiro: Anushka Sharma Oo Ku Guda Jirto Duubista Filmka Zero SRK Na Kula Weheliyo!!

Kadib markii ay nooga yaabsatay arooska kadiska ahaa ee Italy ku dhigatay Anushka waxaa u xigay inee Delhi iyo Mumbai xaflado dabaal deg ah ku dhigato sido kalena bisha malabka ay u aado South Africa.

Xidigtaan ayaa ugu dambeyn kusoo laabatay India si ay howlaheda u bilawdo waxaana jirtay in SRK kusoo dhaweyay duubista filmkaan sido kale ugu dambeyn Anushka wey bilawday duubista Filmka Zero.

Waxaa sawiro laga soo qabtay Anushka oo ku wajahan goobta filmka Zero lagu duubayey halka SRK dhankiisa isagana uu usocday halkaas si uu Anushka muuqalo ula soo duubo.

Filmkaan waxaa loo adeegsanaya aalada casriga ah ee VFX taasi oo sahleysa muuqalada halista ah in si fudud lagu duubo waxaana la daawan doona 21 Dec sanadkaan 2018.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Anushka Laga Sooqabtay:

anushka-sharma-(4)

anushka-sharma-(5)

anushka-sharma-(6)

anushka-sharma-(6)

anushka-sharma-(7)