Kadib markii uu India ka dilaacay Caabuqa Corona Virus Bollywood ayaa bilaabeen iney naftooda ka taxadaraan waxaana sidoo kale la joojiyay duubistii filimada iyadoona shineemooyinkiina la xiray.

Hadaba waxaa sawiro laga soo qabtay jilayaasha kala ah Arjun Kapoor iyo Varun Dhawan iyagoo midna Maska afka xiranyahay midka kalana gacmo gashi xiranyahay si ay Corona uga hortagaan halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here