Home » Arimaha Bulshada » Sawiro: Arooskii ugu da’da yaraa Sacuudiga oo loo dhalay wiil iyo qoyskiisa oo …

Sawiro: Arooskii ugu da’da yaraa Sacuudiga oo loo dhalay wiil iyo qoyskiisa oo …

Arooskii ugu yaraa ee u dhasha dalka Sacuudi Carabiya isla markaasna daganaa Xaafadda Tabuk ayaa loo dhalay cunugiisii ugu horeeyey hal sano iyo bar kadib arooskiisa.

Wiilkaan oo jir 16 sano ayaa guursaday isago dhiganayey fasalka labaad ee dugsiga dhexe, wuxuuna arooskiisa Xilligaas ahaa midkii ugu saameynta badnaa dalka Sacuudiga maadaama uu noqday wiilkii ugu yaraa ee guursada guud ahaan dalkaas.

Arooska wiilkaan ayaa dhaliyey dood badan, wuxuuna muran ka dhex dhaliyey qoyskiisa iyo qoyska uu gabdha ka guursaday oo qaraabo dhow ahaa.

Wiilkaan oo lagu magacaabo Cali Al-Qeysii ayaa guursaday gabar ay ilmo adeer yihiin oo iyadana jirto 15 sano.

Arooska wiilkaan ayaa falcelin, duufaan muran iyo faalooyin ka dhex dhaliyey baraha Bulshada ee dalka Sacuudiga, waxayna dadka sacuudiga u kala qeybsameen kuwa taageeray iyo kuwa kasoo hor jeestay.

Haddaba halkaan hoose ka daawo sawirada wiilkaan loo dhalay cunuga:

3 Responses to Sawiro: Arooskii ugu da’da yaraa Sacuudiga oo loo dhalay wiil iyo qoyskiisa oo …

  1. Mr Âpdizamad

    November 4, 2017 at 10:14 am

    Masha Allah

  2. ladan ahmef

    November 5, 2017 at 11:14 am

    cashiib wye

  3. bahjo

    November 5, 2017 at 8:08 pm

    mnsha alah wan taagersanahy