Tuba waa mid kamid ah atariishooyinka ugu shidan uguna caansan Turkiga ayadoona atariishadaan taxanayaasha ay qeybta ka tahay siweyn loo xiiseeyo.

Tuba ayaa dhawaan ka qeyb gashay bandhig Photography ayaa sawiro cajiib ah laga soo bandhigay xili ay labis nooc kale wadatay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here