SAWIRO; Atariishadaan 20kg ayay miisaankeeda ka riday si ay uga run sheegto doorkeeda.

0
610

Atariishada Turkiga laguna magacaabo Feyza Civelek taasoo horay qeyb iga aheyd taxanaha Fareha ayaa kusoo biirtay taxanaha cusub ee lagu magacaabo Sol Yanim (Dhinaceyga Bidix).

Feyza markii ay jileysay taxanaha Fareha miisaankeeda aad ayuu u cuslaa waxayna aheyd gabar buuraan oo cayilan, balse haatan si ay doorkeeda taxanaha Sol Yanim uga run sheegto waxay miisaankeeda ka riday 20kg.

Halkaan hoose ka arag sawirada Feyza markii hore sidey aheyd iyo haatab sidey isku badashayba;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here