Waxaa caawa lasoo bandhigay sawiro cusub oo u gaar ah xalqada 22-aad ee taxanaha Hercai xalqadaaso habeen dambe si rasmi ah loo daawan doono waana xalqad xiiso weyn leh s weyna loo wada sugaayo.

Qof walba waxaa maskaxdiisa ka guuxeysa Zahra runta miyee u sheego doontaa seygeeda Hazar runtaaso ah inuu aabo u yahau Miiraan mise wey ka qarin doontaa waa arin laga wada wae dhowraayo.

Hadaba si taxanaha xiiso usii yeelato kooxda waxay soo bandhigeen sawiro cusub oo laga soo qaaday jilayaasha intii ay duubayeen xalqadan cusub sida sawirada aad ku aragtaan waa laga soo wada muuqday.

Caziiza iyo Sultana ayaa kulmayaan tolow markaan ma heshiin doonaan mise sida caadada afka ayee ka dagaalami doonaa dhanka kale oday Nasuh Reyyan ayuu biskoolad kuhayaa waana u xanaaqsan yahay.

Dhinaca kale Reyyan oo meel cidlo joogto ayaa sawirada ka muuqata xili Miiraan dul taagan yahay halka Caziiza isku dayeso inee Miiraan quraafaadkii kusoo akhriso bal hoos ka daawo sawirada.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here