Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawiro Dhamestiran Xaflada Dhalasho Ee Adira: SRK Oo Kusoo Biiray Iyo Wadaraha Goobta Ay Kadhigeen Atiriishoyinkii Hore!!

Sawiro Dhamestiran Xaflada Dhalasho Ee Adira: SRK Oo Kusoo Biiray Iyo Wadaraha Goobta Ay Kadhigeen Atiriishoyinkii Hore!!

Waxaa xalay la qabtay xaflad heer sare ah taaso loo qabtay gabadha ay dhaleen Aditya Chopra iyo Rani Mukerji taaso jirsatay 2 sano maadama ay dhalatau 8 December 2015.

Hadaba xafladaan waxaa kasoo qeyb galeen inta badan atiriishoyinkii 90kii iyo bilawgii sanadkaan Bollywodka camireen.

Rekha, Sridevi, Rani Mukerji, Karisma,Raveena, Shilpa, Kareena, SRK, Karan johar iyo kuwa kaloo badan ayaa goobta isugu yimid waxayna goobta noqotay goob shidan.

Sidaan horey idiin kula wadaagnayba qaar kamid ah sawiradii goobta lagu galay hadana dhamestirka sawirada ayaan idiin heynaa.

Halkaan Hoose Kaga Bogo:

 

Akhriste Nala Wadaag Fikirkaada Yaa Ugu Shidan Goobta?

 

One Response to Sawiro Dhamestiran Xaflada Dhalasho Ee Adira: SRK Oo Kusoo Biiray Iyo Wadaraha Goobta Ay Kadhigeen Atiriishoyinkii Hore!!

  1. Ayaan muuse

    December 10, 2017 at 3:09 pm

    taimur Ali khan baa ugu shidan