Sawiro; Fanaanadaan ayadoo masraxa saaran ayay rajabeetada ka dhacday surwaalkana ka jeexmay xili Ass-keeda banaanka yimid.

0
1960

Fanaanada Cardi B ayaa iyadoo masraxa saaran sidoo kalana heeseyso isla markaasna danci wado la kulantay wax aysan marnaba fileynin.

Cardi B oo kamid ah fanaaniinta ugu caansan ayaa masraxa ka heeseysay waxayna sidii heesta u socotay iska siibtay maradii ay rajabeetada ka kor wadatay si xabadkeeda banaanka usoo dhigto.

Intaas kuma ekaanine Danci xoogan ayay ku dartay taasoona sababtay insurwaalkeedii gadaal ka jeexmo Ass-keedana la arko.

Hadaba fadeexadii ay la kulantay halkaan hoose ka arag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here