Waxaa cajiib ah sida gabadhaan Modelka ah u doorato dooqyadeeda labiska iyo fashionka ayadoona sansdkii 2016dii ku guuleysatay Model of The Year.

Gigi Hadid oo dhalasho ahaan kasoo jeedo USA balse asalkeeda yahay carab ayaa waxyaabaha sida weyn loogu amaano kamid ah dooqeeda dhanka majooharaatka labiska sida dhagaha katiinadaha dheymanka iyo luulka ka sameysan.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo bandhigi doonaa sawiro atariishadaan oo ku labisan dhago dheyman ka sameysan iyo sida uu dooqeeda usoo baxaayo misna soo jiidasho u leeyahay halkaan hoose kaga bogo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here