Sawiro; Hande Ercel oo adeegsatay sixirka madow xili ay xaflad aroos kala qeyb galeysay jaceylkeeda Murat.

0
1745

Atariishada Hande Ercel ayaa dhawaan ayada iyo jaceylkeeda ahna fanaanka reer Turkey ee Murat ka qeyb galeen aroos lagu casuumay waxayna fanaanadaan adeegsatay sixirka madow si jaceylkeeda marnaba uga mashquulin.

Hadaba akhristow sixirka madow meeshaad aaday ma ahan kaliya waxaa laga hadlayaa labiskeeda madow kaasoo ay indhaha gacaliyaheeda kusoo jiidatay kuna qasabtay in iyada ma ahee uusan meel kale eegin.

Halkaan hoose ka arag sawirada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here