Home » Nolosha Jilaayaasha » Sawiro: Iulia Vantur Iyo Yami Gautam Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Magaalka Ku Sugnaayen!!

Sawiro: Iulia Vantur Iyo Yami Gautam Oo Sawiro Laga Soo Qabtay Xili Ay Magaalka Ku Sugnaayen!!

Waxaa sawiro laga sooqabtay xiliyo kala duwan gabdhaha kala ah Iulia Vantur and Yami Gautam kuwaaso magaalka dano kalahaayen.

Lulia ayaa u muuqatay qof shidan inkastoo ay degdegsaned hadana kuwa sawir qaadayaasha ah howshooda kama daalaan taaso ah inee sawir kasoo qaadan xidigaha caanka ah ama dadkooda.

dhanka shaqada Lulia waxay Delhi u raacday saaxiibked Salman khan si halkaas isugu diyaariyaan bandhiga caanka ah ee Dabangg Tour.

Halka Yami sanadkaan usoo baxeen Kaabil iyo Sarkar 3 inkasto  ganacsi ahaan aflaamta guuldaresten hadana bandhigeda cajiib ka ahaa marnaba ma xumeyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *